Xulka Spain Ee Ciyaaraha Isreeb-Reebka EURO 2016 Oo La Shaaciyey Iyo Waxa Ku Cusub

Tababaraha xulka qaranka Spain Vicente del Bosque ayaa shaaciyey magacyada 24 ciyaaryahan oo xulka qaranka Spain u ciyaari doona ciyaaraha is-reeb-reebka EURO 2016.

Xulka qaranka Spain ayaa toddobaadka dambe waajihi doona Ukraine ka hor inta aanu ciyaar saaxiibtinimo ugu tegin Holland toddobaadka xiga.

Xulkan waxa ku jira ciyaartooyo da’ yar sida Sergio Asenjo, Mario Suarez, San Jose, Vitol iyo Alvaro Morata.

Xulka oo dhamaystiran:

Goolhaye: Casillas, De Gea and Asenjo

Difaaca: Carvajal, Juanfran, Piqué, Bartra, Ramos, Albiol, Jordi Alba iyo Bernat.

Khadka dhexe: Iniesta, Mario Suárez, Busquets, San José, Vitolo, Koke, Cazorla, Silva, Cesc iyo Isco.

Weerarka: Diego Costa, Pedro iyo Morata.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Milicsi: Juventus Vs Monaco – Dib U Daawo Ciyaar 1998-Kii Dhex Martay Labadan Kooxood

Qiimeynta kubadda cagta aduunka: Horyaalkee ugu wanaagsan caalamka.?

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com