1:13 pm - Saturday June 24, 2017

Xulka Carruurta Chelsea Oo Amakaag Ku Riday Xidigaha Waaweyn Ee The Blues.!!

Khadar Dirir

Chelsea ayaa diiradda saaraysa qaybaha dambe ee Premier League iyo Champions League oo ay nus-dhamaadka taagan tahay isla markaana doonayso inay wax ka dhadhamiso, balse taasi meesha kama saarin inay laacibiintu baashaal tagaan.
Todobaadkan, ayay dhowr laacib oo reer Blues ihi waxay tageen xerada tababarka xidigaha mustaqbalka ee kooxdaasi gaar ahaan da’yarta siddeed jirka ka yar.

Kadib markii sawirro la wada galay, waxaa qaraxday ciyaar cajiib ah oo ka dhaxaysa xidigaha waawayn ee Blues oo ku jireen Fernando Torres, Frank Lampard, David Luiz iyo Demba Ba oo isagu goolka ku jiray.
Dabiiciyan, xiddigaha safka 1-aad, maadaama ay ka xoog iyo ka xirfad badan yihiin xidigahan mustaqbalka way u dhimrinayeen oo u naxayeen, balse yaryarka oo aan bun uga dhimin ayaa markiiba gool deg deg ah ka dhaliyay

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Suarez:”Diiradda waxaanu saaraynayn ku guulaysiga Horyaalka”

Dhaxal Sugaha Boqortooyada Ingiriiska Oo Ku Dhex Sirkhaamay Garoon Uu Ciyaar Ku Daawanayay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: