3:16 pm - Saturday January 20, 7285

Zinedine Zidane v Luis Enrique: Dagaalkii Lagu Hoobtay iyo Dhaawacii Sanka – Video

375 Viewed Abdiwahab Ahmed Comments Off on Zinedine Zidane v Luis Enrique: Dagaalkii Lagu Hoobtay iyo Dhaawacii Sanka – Video

Real Madrid iyo Barcelona waxay ahaayeen laba kooxood oo cadaawad badani ka dhaxayso, waxa inta badan ciyaarahooda hadheeya muran ciyaartooyada dhexdheeda ah, dagaal dhexda, shiidka taageereyaasha iyo warbaahinta oo qayb weyn ka ciyaarta isku-dirka labada kooxood.

Waxa ka mid ah xurguftii iyo dagaalkii dhex maray tababaraha hadda ee Barcelona ee Luis Enrique wakhti uu ahaa kabtanka Barcelona iyo Zinedine Zidane oo ahaa mishiin aanay ciyaartiisa cidi caabbiyi karin, hase yeeshee dagaalkana aan laga soo gaadhin.

Halkan ka daawo wixii dhex maray iyo Enrique oo sanka laga goyn gaadhay:

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Ronaldinho Oo Beeniyey Inuu Ciyaaraha Ka Fadhiinayo

RIKOODH CUSUB :- Arsenal Oo Markii 19 aad Finalka FA U Gaadhay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com