5:39 pm - Thursday July 27, 2017

Zlatan Ibrahimovic: “Laacibkii ugu fiicnaa Ee aan arko waa Luiz Ronaldo”

Khadar Dirir

Waxa uu daaha ka qaaday weeraryahanka reer Swedan ee Zlatan Ibrahimovic in laacibkii ugu wanaagsanaa ee uu arko noloshiisa uu yahay Luisz Dalima Ronaldo, isagoo ku tilmaamay inuu yahay laacib ku dayasho mudan .
Ibrahimovid  ayaa yidhi “laacibkii ugu fiicnaa nolosheyda ee iga horyimaada waa Ronaldo”, xiddigo badan ayaa iga horyimid laakiin laacib aan dhinac dhigo ma arkin Ronaldo, waa xiddig kaamil ah mana arkin laacib ka wanaagsan.”

Zlatan ayaaa sidoo kale sheegay sababtii uu ku diiday Manchester City markii uu ku fashilmay Barcelona 2009-2010, isagoo yidhi “Waan rabay inaan ku biiro Man City, laakiin Ingiriiska waxaan ku nacay saxaafada aan naxariista lahayn oo ku daba dhigganaysa”.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Xidhiidhka FIFA Oo aqoonsan wayday Saddexdii Gool Ee Lukaku ka dhaliyey  kulankii Luxembourg 

Sixiroole u dhashay dalka Ghana oo sheegay inuu sixray Cristiano Ronaldo

Related posts
Trackbacks/Pingbacks
  1. Ibrahimovic: Lahm wuxuu ka fadhiistay Ciyaaraha Caalamiga Ah Isagoo Wali Heerkiisu Sareeyo | Cadalool - 19/07/2014

    […] kooxda PSG Zlatan Ibrahimovic ayaa difaacay go’aanka uu Philipp Lahm ciyaaraha caalamiga ah kaga fadhiistay kadib markii uu […]

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: