Zuarez Oo Si Xun u Dhaawacmay Iyo Mugdi Hadheeyey Ka Qayb-galkiisa k-Aduunka

Xidhiidhka kubada cagta Uruguay (AUF) ayaa rajo fiican ka muujiyey in Luis Suarez uu ka soo kaban doono dhaawaca jilibka ka soo gaadhay, diyaarna u noqon doono ciyaaraha koobka aduunka.

Weeraryahanka Liverpool ayaa ku dhaawacmay tababarkii xulkiisa ee shallay , waxaana la sheegay in qaliin jilibka ah lagu samayn doono todobaadka soo socda horaantiisa.

Laakiin Roberto Pastoriza, xog-hayaha xulka, ayaa dood ka keenay arinta qaliinka, waxaanu tilmaamay inaan wali go’aan kaas la isla meel dhigin ee haddii la hello dhinac kale oo dawayn ah looga wareegi doono, aadna ugu kalsoon yihiin inuu caafimaadkiisu taam soo noqon doono ka hor bilowga koobka aduunka oo ay ciyaartooda u horeysa la leeyihiin , xulka ay ka wada tirsan yihiin Group D ee Costa Rica.

Xog-hayuhu wuxuu yidhi: “Sida ay sheegayso warbixintiisa oo aan hellay wax yar ka hor, waxaanu aad ugu kalsoonahay inuu koobka aduunka ka qayb gallayo.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Fifa Oo Diiday Inay Wax Ka Bedesho Saacadaha Ay Bilaabanayaan Ciyaaraha Koobka Aduunku

Colombia oo Bilaa Falcao Ahi Halkee Bay Koobka Aduunka Ka Gaadhi Kartaa

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com