Brazil v France: Waddamo Colaad Kubbadeed Ka Dhaxayso Oo Khamiista Iska Hor Iman Doona

France-vs-BrazilKhamiista toddobaadkan waxa la sugayaa ciyaar aad daawashadeeda indhaha loola raaci doono oo ay wada yeelan doonaan labada wadan ee colaadda ciyaareed ka dhaxayso ee Brazil iyo France.

Ciyaartan oo ah mid saaxiibtinimo oo ka dhici doonta garoonka

Stade de France ee magaalada Paris ayaa waxa ay labada tababare ee Didier Deschamps iyo Dunga ay u soo xusheen ciyaartooyo difaaca sumcadda waddamadooda.

Xulka France:

Goolhaye:  Steve Mandanda , Stéphane Ruffier, Benoit Costil

Difaac: Patrice Evra, Christophe Jallet, Laurent Koscielny, Bacary Sagna, Mamadou Sakho, Raphael Varane, Benoît Tremoulinas, Kurt Zouma

Khadka dhexe: Maxime Gonalons, Geoffrey Kondogbia, Blaise Matuidi, Moussa Sissoko, Morgan Schneiderlin, Dimitri Payet

Weerarka: Mathieu Valbuena, Karim Benzema, Antoine Griezmann, Alexandre Lacazette, Nabil Fekir, Olivier Giroud.

Xulka Brazil:

Goolhaye: Jefferson, Diego Alves, Marcelo Groeh.

Difaac: David Luiz, Marquinhos, Thiago Silva, Miranda, Filipe Lui­s, Danilo, Fabinho, Marcelo.

Khadka dhexe: Luiz Gustavo, Fernandinho, Elias, Souza, Oscar, Willian, Douglas Costa, Philippe Coutinho.

Weerarka: Neymar, Robinho, Roberto Firmino, Diego Tardelli