Daawo: Sanchez Oo Laba U Kala Jaray Uruguay

Xulka qaranka Chile ayaa saddex gool ka daba keenay Uruguay oo gool kaga horreysay, waxaanay ku kala baxeen 3-1 ay guushu ku raacday Chile.
Laba ka mid ah goolasha waxa dhaliyey Alexis Sanchez.


Halkan ka daawo goolashii ciyaarta la kala dhaliyey:

https://www.youtube.com/watch?v=kvGlEa1r8P0