Ciyaaryahan Robin Van Perise Oo ka dardaar wariyey jawiga dalka Brazil

 

Ciyaaryahan Roben Van Perise ayaa ka sheegay la qabsan la’a  jewiga kulul ee dalka Brazil, isagoo dhanka kale meesha ka saaray in xiddigaha Hollan.

Van Perise ma amaanin jawiga Rio de Janeiro oo xiligan xulka Holland ku suganyahay, laakiin waxa uu tilmaamay iney la qabsa doonaan wax dhibaataana ku yeela doonin.

Van Gool waa amaanay magaalada Rio de Janeiro laakiin jawiga kuma qancin, isagoo yidhi war iyo dhamaantii jawigu xujo nooma noqon doono.

Sidoo kale wuxuu cabsi kamuujiyay kulanka ugu horeeya ee Spain ay la ciyaari doonaan, Costa waa laacib way laakiin Spain koox ahaan ayaan uga baqaynaa