Ciyaaryahano qaab fani ah isugu bedelay weriyayaal ciyaareed

Haddii ay lacalla ciyaaraha iska daayaan xiddigaha Arsenal ee Per Mertesacker & Santi Cazorla, ugu yaraan waxay u muuqdaan niman shaqadooda ka sii wadan doona dhinacyo kale.

Labadan laacib ee Gunners ayaa mikrofoonka qabsaday kulankii ay Arsenal 2-0 kaga  badisay Fulham bishii January.

Laacibiintan ayaa ku qoslay Flamini iyo asxaabtiisa iyagoo halkii tebinta laga sugayay foorjo ku mashquulay iyagoo wax u sheegayay sidii inay ciyarayaan PlayStation.