Daawo Milicsiga: Barca v Ath.Bilbao – Finalkii Copa del Rey Ee 2012 Iyo Ciyaarta Caawa

Caawa ayay Barcelona iyo Athletico Bilbao isku diyaarinayaan in ay isaga hor yimaaddaan ciyaar adag oo ay ku kala qaadi doonaan koobka finalka Copa del Rey, ciyaar ka dhici doonta garoonka Camp Nou.

labadan kooxood ayaa sidan oo kale sannadkii 2012 isugu soo baxay faynalkii Copa del Rey hase yeeshee Barca ayaa guul fudud ku qaadatay, caawa ayaana la eegi doonaa in Bilbao ay ka aar-goosato iyo in kale.

Halkan ka daawo dhacdooyinka kulankaas 2012:

https://www.youtube.com/watch?v=uUaO0wrgrxs