Mustafe Saleebaan (Messi) ayaa loo aqoonsaday in uu yahay ciyaartoyga ugu wanaagsan Somaliland sannadka 2016, kaddib markii uu wacdaro ka dhigay ciyaarihii Gobollada Somaliland oo uu gobolkiisa Saaxil gaadhsiiyey ciyaarta u dambaysa ee finalka.
Madaxweynaha qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa abaal-marinta xiddiga Somaliland guddoonsiiyey Mustafe Messi.
Halkan ka daawo abaal-marintii iyo aqoonsigii Mustafe Messi ee aqoonsiga ciyaartoyga sannadka
https://www.youtube.com/watch?v=2-CIW5MLHc8