Video: Daawo Fursadihii, Goolashii Iyo Bandhig Ciyaareedkii England 2-2 Spain

Habaarka Spain ka haysta in ay guul ka gaadhaan garoonka Wembley waxa uu soo taxnaa muddo 35 sannadood, ah, xiddog uu hoggaaminayo Silva oo isku dayey in ay xalay habaarkaas soo afjaraanna way awoodi kari waayeen iyadoo waliba ay ku sigteen in laga badiyo.

Ingiriiska ayaa laba gool la hor maray, laakiin Spain ayaa qaybtii dambe ka daba timid.


Halkan ka daawo dhamaan macluumaadkii ciyaarta