Garoonka Wembley Oo Ku Guuleystay Martigelinta Tartanka Seven Games Euro 2020

Qaroonka qaranka Inigiriiska ee Wembley ayaa martigelin doona tartanka toddobada ciyaarood ee Euro 2020 ee tartanka Cricket-ka.

Wembley ayaa kaga guuleystay garoon laga dhisayo magaalada Brussels, taas oo xidhiidhka EUFA uu sheegay in aan laysku hallayn karin damaanadda garoon aan wali la dhamaystirin dhismihiisa.

Wembley oo hore loogu qorsheeyey in lagu qabto ciyaaraha Semi-finalada iyo Finalka ayaa martigelin doona saddex hormo wareegga 16ka.

Cardiff iyo Stockholm oo kula tartamayey ayaa lagu qaban doonaa ciyaaraha kale ee tartanka, kuwaas oo ay kulamada qaybsann doonaan Wembley.

Garoonka Wembley oo uu leeyahay xulka qaranka ayaa ka mid noqday 12 garoon oo qaaradda Yurub ku yaalla oo wada jir u martigelin doona tartanka toddobada ciyaarood ee Euro 2020.


 

 


Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com