11:37 pm - Sunday July 23, 2017

Haweenay 101 jir Ah Oo Dunida Rikoodh Cusub U Dhigtay – Orodka Fagaxda 100 ka mitir

Aidarous

Julia Hawkins oo jirta 101 sanno, ayaa tartanka 100 mitir ee dunida dadka waaweyn, u dhigtay rikoodh cusub, kadib markii ay ku dhamaystirtay 40.12 ilbidhiqsi, tartan Maraykanka ka dhaca ee USA Track and Field Outdoors Masters Championships maalintii Sabtidii.

Rikoodhkan ayaa khaas u ah haweenka da’doodu 100 jirka ka weyn tahay.

Payne noted Hawkins ayaa 100-meter ku dhamaysay 39.62 ilbidhiqsi markeedii u dambeeyey, garoonka National Senior Games bishii June. si ay Rikoodhkan u xaqiijiso.

“Waan ogaa inaan ordi karo, waayo, maalin walba tabobar ayaan soo samayn jiray, Markii jalasku dhacayna, waxaan hore ka bilaabay orodkii si aan dunida u tuso jawaabta,” ayay tidhi.

Daawo Sidii Tartanku u dhacay Iyo Guusha Julia Hawkins

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

AC Milan Oo Xaqiijisay Inay Dooneyso Alvaro Morata

Chicago Cubs 4-3 Atlanta Braves – Video

Related posts
Your comment?
Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: