Kulamada saaxibtinimo ee caawa xulalku ay ciyaarayaan iyo xilliga laga daawan doono geeska Afrika 

Sida qorshuhu yahay caawa ayaa lagu wadaa in xulalka qaarkood ay ciyaaraan kulamo  (Saaxiitinimo) oo ay isugu diyaarinayaan koobka adduunka ee sannadkan lagu qabanayo dalka Brazil.

Xulalka Spain iyo Bolivia ayaa caawa isku qaban doona kulan saaxiibtinimo oo geeska afrika laga daawan doono 11:00 Habeenimo. Xulka England ayaa sidoo kale la ciyaaraya kulan iskululeyn ah dalka Peru, waxaana ciyaartaas laga daawan doonaa geeska Afrika 10:00 habeenimo.

Halkan hoose ka eeg guud ahaan ciyaaraha saaxiibtinimo ee caawa dhacaya iyo saacadaha ay soo galayaan xilliga geeska Afrika:-

10:30   New Zealand ?  ? South Africa

8:00 Qatar ?  ? FYR Macedonia

9:30 Austria ?  ? Iceland

9:30 Switzerland ? ? Jamaica

10:00 England ?  ? Peru

11:00 Spain ?  ? Bolivia England