LA Galaxy 2-5 Manchester United – Daawo Dhamaan Goolashii Iyo Dhacdooyinkii Ciyaarta

Manchester United ayaa 5-2 ku khaarajisay ciyaarteedii koowaad ee xili ciyaareedka cusub oo ay iska hor yimaaddeen LA Galaxy oo ka dhisan waddanka Maraykanka.

Halkan ka daawo dhamaan goolashii iyo dhacdooyinkii kale ee ciyaarta:

https://www.youtube.com/watch?v=DNILiGWN9hE