Liiska Ciyaartooyda Real Madrid Ee Kulanka Malaga Oo Lagu Dhawaaqay & Xidigo Muhiim Ah Oo Laga Waayay

Tababaraha kooxda Real Madrid ayaa isku dhaf ku sameeyay ciyaartooydiisa ka hor kulanka Malaga, isagoo liiska ciyaartooydiisa ka saaray Bale iyo Ronaldo.

Labadan ciyaaryhan ee weerarka ka ciyaara ayaa ku soo bilawday kulankii Champions League ee Los Blancos la ciyaartay Juventus, waxayna ku biireen Varane iyo Mordic oo iyaguna nasiino ku maqan ciyaarta Malaga.

Ciyaartooyda da’yarta ah ee Dani Ceballos, Borja Mayoral iyo Marcos Llorente ayey fursad u noqon  doontaa in ay waqti ka helaan ciyaarta caawa ka dhici doonta garoonka La Rosaleda.

LIISKA CIYAARTOOYDA  REAL MADRID EE KULANKA MALAGA

Keylor Navas, Kiko Casilla, Luca Zidane; Carvajal, Achraf, Vallejo, Sergio Ramos, Marcelo, Theo; Casemiro, Marcos Llorente, Kroos, Kovacic, Dani Ceballos, Marco Asensio, Isco, Lucas Vazquez; Benzema, Borja Mayoral.



Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.