Napoli 2-2 Wolfsburg

Daawo ciyaarta xiisaha leh ee caawa dhex maraysa kooxdaha Napoli iyo Wolfsburg , horyaalka Europa League kulankiisa is aragga labaad oo ay caawa kala baxayaan.

labadan kooxood ayaa ciyaartoodi hore ku soo kala badiyey – 4-1 ay Napoli ku soo badisay