Ogaysiis : Koobka Ramadaan ee Garoonka Dhalinta Jigjiga yar Stadium

Dhamaan kooxaha heerka labaad ee ka dhisan Caasimada Hargaisa waxaa lala socodsiinyaa in la qaban doono tartankii ramadaanta ee garoonka dhalinta ama jigjigayar stadium. Hadaba kooxaha danaynayaa waxaa la ogaysiinayaa in ay bilaabantay is diwaangalintii koobku.
Wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad kala xidhiidh doontaan numberada hoos ku qoran.
 Caydaruus maxamed cuseen 0634427818
 C/kariin Guji 4056166
 0633463671 C/qaadir cumar siciid ilkacase