Kooxda Liverpool ayaa 2-0 kaga dul talaab satay naadiga Southampton oo marti loogu ahaa garoonkeeda St Mary.
Gool uu daqiiqadii 3 aad ee ciyaartaba ku daah furay Philippe Coutinho iyo mid labaad oo uu qaybtii dambe ee ciyaarta raaciyey Raheem Sterling ayaa ugu filaaday dhar casta inay si fudud u dhaafaan Southampton.