Tababare Moyes Oo amaanay Qaab-ciyaareedkii uu la soo shirtagay Juan Mata

Tababaraha kooxda Manchester United David Moyes, ayaa aad u amaanay qaab ciyaaredki Juan Mata soo bandhigay kulanki shalay Man United la ciyaartay Newcastle, kaas oo Mata oo gool ka dhaliyay mid kalana abuuray.

Juan Manta qaab ciyaareed aad u fiican ayuu soo bandhigay, eyadoo Moyes tilmaamay in Mata hormumar ku wado kooxda, isagoo yiri’ Juan goolal madhalin kulamadii hore laakiin si wanaagsan ayu u dheelay, hada waxa uu bilaabay inuu dhaliyo welibana dhiibo, waana wax aan aad ugu faraxsanahay”Shaki kuma jiro in Manta kamid yahay xiddigaha ugu fiican Premier League labadi sanno ee la soo dhaafay, waa kubad sameeye noociisa oo kale aan la heleyn sidaas waxaa yidhi Moyes.