Wakhtiga Ay Feedhtamayaan David Haye iyo Tony Bellew Oo La Shaaciyey

David Haye iyo Tony Bellew ayaa la muddeeyey maalinta ay wada ciyaari doonaan, kaddib markii dib loo dhigay ciyaar markii hore qorshaysnayd in bishan gudaheeda la qabto.

David Haye iyo Tony Bellew ayaa feedhkoodu qorshaysnaa inuu qabsoomo 17 December, hase yeeshee, waxa uu dhaawac gaadhay Haye oo tababar samaynayay, taas oo sababtay in dib loo dhigo ciyaarta.

Kulankan ayaa la shaaciyey inuu ka qabsoomi doono magalada London gaar ahaan garoonka O2 Arena marka ay taariikhdu tahay May 5, 2018.

 

 

 

WBC cruiserweight world champion Bellew, 34, stopped former heavyweight world champion Haye, 37, in March.

Haye injured an Achilles in the sixth round and was stopped in the 11th.

Liverpool’s Bellew said: “To be honest I was looking forward to a great victory in December and a relaxing family break over Christmas, but my mind is still very much on this fight and I will punish him for that.

“I now have a very clear plan for 2018 and that is to knock out David Haye and then knock out Tyson Fury and end both their careers.”

Londoner Haye added: “While the first chapter of the Haye-Bellew saga didn’t go my way, fans were left on the edge of their seats throughout the thrilling 11-round battle.

“The rematch in May will no doubt eclipse this.”



Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com