11:23 am - Friday June 23, 2017

Taageereyaasha Arsenal Oo Gabay U Tiriyey Tababare Wenger

Abdiwahab Ahmed

llllMaansadan hoos ku qoran ayaa si aad ah ay carrabka ugu hayeen taageereyaasha kooxda Arsenal, taas oo mid ka mid ah taageereyaasheeda oo aad uga cadhooday guul-darradii ka soo gaadhay Arsenal kulankii Chelsea. Maansaduna waa tane akhris wanaagsan:
Habeen qudha Aarsan maysid
Arteta fadhiisin maysid
Diaby-na iibin maysid
Itaal isu yeeli maysid
Difaaca adkaysan maysid
Ageuro ama Amouri
Amaah mid ku keeni maysid
Wax kale soo iibsan maysid
Hadii Özil dhaawac gaadho
Walcott afka keeni maysid
Hadaad beri koobab qaaday
Intaa wax ku biirin maysid
Mourinho hadaad ka badiso
Ducaa ku asqayn lahayde
Nacayb naga waayi maysid.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Messi Oo Saddex Gool Guusha Ugu Horeyseeday Barca Ciyaarta Adag Ee El Clasico ( Sawiro )

Saxaafada Spain Maxay Ka Tidhi Kulankii El Clasico Ee Real Madrid Vs Barcelona

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: