11:51 pm - Monday May 29, 2017

Cajiib!: Ey Si Ba’an U Taageera Koox Ka Mid Ah Kooxaha Ka Dhisan Qaarada Yurub..!

Samatar Mohamed

Dunida maalinba maalinta ka danbeysa waxaa kubadda cagta caalamka ku soo kordhaya wax aad la yaabto, waxaana markan la soo sheegay in uu jiro Ey ka mid ah taageerayaasha jibeysan ee naadi ka mid ah kuwa caanka ah ee qaarada Yurub ka ciyaara.

Wargeyska caanka ah ee The Mirror oo daabacay sheekadan waxa uu leeyahay waxaa la hayaa Xayawaanka dab jooga ah ee saaxiibka la ah dadka ee Eyga, kaas oo taageera kooxda dalka Turkiga ee Fenerbahce, waxaana uu daawadaa markasta oo ay kooxdaasi ciyaarayso.

Eygan ayaa la sheegayaa inuu aad u farxo una bood boodo markasta oo ay Gool dhalliso naadiga Fenerbahce, waxaa kale oo uu murugoodaa oo uu xanaaq muujiyaa marka laga badiyo naadigiisa, waxaana la soo ban-dhigay sawirro isaga oo daawanaya kulamo ay ciyaarayso kooxdaasi.

ayy

ay

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

ISRAEL vs ITALY: Akhriso Shaxda & Safafka Ay Caawa La Soo Shirtegi Karaan

Ciyaartoy Muran Ka Abuuray Maraykanka, Difaaca Obama, Dabka Shacabka iyo Cunsuriyadda Trump

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com