Wararka Gudaha

Latest News on Wararka Gudaha
Akadamigga Kubadda Cagta ee Ciyaarsame o...

Akadamigga Kubadda Cagta ee Ciyaarsame oo Tartamo u Furay Caruurta Da’yarta...

Waxaa galabnimaddii Shalay oo Jimce ahayd garoonka kubadda cagta ee Ciyaarsame Football Stadium oo ah garoomadda nooca doogga sanaacigii ku goglan yihiin ee ku yaala magaaladda Hargeysa, ayaa tartan saddex geesood ah oo aan noocooga hore loogu arrag Somaliland u furay caruur aad u da’yar oo... read more »

Xulka K/Kolayga Nijeeriya Oo U Gudbay Wa...

Xulka K/Kolayga Nijeeriya Oo U Gudbay Wareega Quarter-finayl-ka AfroBasket ...

Xulka raga ee kubada kolayga dalka Nijeeriya ayaa guuldaradii ugu horeyse la kulantay intii uu socday tartanka Afrobasket 2017 ee qarada Afrika isla markaana naatijada kulankasi ku dhamatay 77 – 83 oo ay guushu raacday xulka Kongo kulaankoodi maalinti Axad ina dhaftay, hase yeshee iyagoo laga... read more »

Sloane Stephens Oo Ku Guulaysatay Tartan...

Sloane Stephens Oo Ku Guulaysatay Tartanka Tennis-ta Ee US Open 2017

Haweenayda Sloane Stephens ayaa sheegtay inay magalada New York ku dabaldegayso kadib markii ay ku guulaysatay wareega kubada tennis-ta ee US Open 2017 kana badisay haweenayda Madison Keys isla markaana koobkani uu noqonayo koobkeedi ugu horeyee ay qaado. Haweenaydan 24 jirka ah ee uu dhalatay... read more »

Caqabadaha Haysta Dhanka Farsamadda Tart...

Caqabadaha Haysta Dhanka Farsamadda Tartanka Koobka FIBA AfroBasket 2017 Ee...

Tartanka koobka kubada kolayga qarada Africa ee luqada qalad lagu yeedho African Basketball Championship 2017 ayaa jimcihi doraatoole ka furmay dalalka Senegal iyo Tunisia oo sanadkan marti gelinaya, waxaana sidoo kale tartankan soo ifbaxaya caqabadaha ka jira garoomada ciyaaraha waddamada... read more »

Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Beeniyey...

Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Beeniyey In La Kala Diray Kooxdii Kubadda K...

Guddoomiyaha Waaxda Ciyaaraha ee Ciidanka Asluubta Cabdirisaaq Axmed Aadan, ayaa ka hadlay wararka sheegaya in la kala diray kooxdii Kubada Kolayga ee Ciidanka Asluubta, waxaanu been iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay warkan, waxaanu xusay in Waax ahaan uu gacanta ku hayo Labada Kooxood ee Kubada... read more »

Subscribe to Fallan-qaynta Ciyaaraha

Fallan-qaynta Ciyaaraha

Hargeysa vs Gabiley: Natiijada Ciyaar Kubadda Koleyga Ah Oo Dhex ...

Koox kubadda koleyga ah oo ka socota magaalada Gabiley ayaa booqasho ciyaareed ku timid Hargeysa, waxaana soo dhoweysay naadi aad u diyaarsan oo ka dhisan xaafadda Jigjiga yar (Shaadhay Team) ee... read more »

Maxamed BK Oo Hees U Qaaday Shabakadda Cadalool

Fanaanka Maxamed Siciid ‘BK’ ayaa soo saaray hees mattaan la ah ‘La Ujeedo’ ah – shabakada ciyaaraha ee Cadalool. Heestan loogu magacdaray – CADALOOL – oo ah hees jacayl ah marka si guud loo eego, ama la dhadhansado midhaha hogaanka u haya, marka hoos loogu sii deggona ka turjumaysa ‘soo noolaynta erayada sii lumaya ee luqada... read more »

DAAWO: Goolashii ugu Quruxda Badnaa ee La kala Dhaliyey...

HALKAN KA DAAWO QAAR KA MID AH GOOLASHII UGU QURUXDA BADNAA EE WAREEGA 5 AAD EE KOOBKA FA CUP... read more »

Liverpool vs West Ham: Shaxda Labada Kooxood iyo Xaqiiq...

kooxda West Ham ayaa badisay seddex kulan oo kamid afartii kulan ee ugu dambeeysey ay la dheeshay kooxda Liverpool, waxaa kulamadaasi kamid ah laba kulan oo... read more »

Tababare Wengar Oo Sheegay In Kulanka Caawa FA CUP-ka U...

Macalinka kooxda Arsenal Wengar ayaa sheegay in kulanka kooxdiisa ay caawa ciyaareyso uu lamid yahay kulamada Primer League oo kale, Arsenal ayaa caawa la... read more »

More from Wararka Gudaha

Akadamigga Kubadda Cagta ee Ciyaarsame oo Tartamo u Furay Caruurta Da’yarta ee uu Gacanta ...

Waxaa galabnimaddii Shalay oo Jimce ahayd garoonka kubadda cagta ee Ciyaarsame Football Stadium oo ah garoomadda nooca doogga sanaacigii ku goglan yihiin ee ku yaala magaaladda Hargeysa,... read more »

Xulka K/Kolayga Nijeeriya Oo U Gudbay Wareega Quarter-finayl-ka AfroBasket 2017

Xulka raga ee kubada kolayga dalka Nijeeriya ayaa guuldaradii ugu horeyse la kulantay intii uu socday tartanka Afrobasket 2017 ee qarada Afrika isla markaana naatijada kulankasi ku dhamatay... read more »

Sloane Stephens Oo Ku Guulaysatay Tartanka Tennis-ta Ee US Open 2017

Haweenayda Sloane Stephens ayaa sheegtay inay magalada New York ku dabaldegayso kadib markii ay ku guulaysatay wareega kubada tennis-ta ee US Open 2017 kana badisay haweenayda Madison Keys... read more »

Caqabadaha Haysta Dhanka Farsamadda Tartanka Koobka FIBA AfroBasket 2017 Ee Ka Furmay Sene...

Tartanka koobka kubada kolayga qarada Africa ee luqada qalad lagu yeedho African Basketball Championship 2017 ayaa jimcihi doraatoole ka furmay dalalka Senegal iyo Tunisia oo sanadkan marti... read more »

Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Beeniyey In La Kala Diray Kooxdii...

Guddoomiyaha Waaxda Ciyaaraha ee Ciidanka Asluubta Cabdirisaaq Axmed Aadan, ayaa ka hadlay wararka sheegaya in la kala diray kooxdii Kubada Kolayga ee Ciidanka Asluubta, waxaanu been iyo waxba kama... read more »

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com