3:16 pm - Tuesday January 20, 4753

Ciyaartoy ka tirsan QPR Oo Dhinac La Goostay

287 Viewed Abdiwahab Ahmed Comments Off on Ciyaartoy ka tirsan QPR Oo Dhinac La Goostay

QPRNedum Onuoha ayaa dhaawac xanuun badan soo gaadhay Arbacadii xalay markii ay isku dhaceen ninka ay isku kooxda yihiin ee Steven Caulker intii ay socotay ciyaartii dhex martay QPR iyo Arsenal taas oo ay Gunners ku badisay 1-2.

Nedum Onuoha ayuu god weyni ka dalooshamay wajigiisa sida sawirka ka muuqata, ktaas oo lagu baahiyey baraha bulshada.

Shaun Wright-Phillips ayaa ku baahiyey sawirka Onuoha barta KICCA, waxaanu qoray: “Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa saaxiibkayow, caadi ayaad noqon doontaa”.

1 QPROnuoha ayaa ciyaaraha ka maqnaa muddo bil ah oo ay ugu dambaysay ciyaartii Southampton ee 7dii February, waxaanu garoomada ku soo laabtay xalay hase yeeshee waxa uu garoonka ka baxay isagoo wajigiisu dillaacsan yahay.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Manchester United vs Newcastle: Ciyaartooyo Candhuuf Isku Tufay

Basketball: LeBron Jemes Oo Dhibbane U Noqday Khaladka ciyaartooyada – Video

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com