Coutinho Oo Nooleeyey Rajadii Liverpool ee FA Cup-ka

Inagoo ka shidaal qaadanaynaa labadii ciyaarood ee ay ka hor tagtay Bolton ee ay ku gudubtay FA Cup ka , waxaynu odhan karnaa Liverpool waxay ku ciyaaraysay nidaam cusub oo tijaabo ahaa , kaas oo imika u muuqda mid tijaabadii ka baxay.
Naadiga Tababare Brendan Rodgers ayaa ugu dambeyn hellay 3 dii dhibcood ee ciyaarta kadib markii kulan intiisii badnayn lagaga gacan sareeyey 1-0 ay aakhirkii kala daba timid uguna bedeshay 2-1 kooxda Bolton oo marti ay ugu ahayd garoonkeeda.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Dalka Qatar Oo Doonaya In Guardiola U Hoggaamiyo Koobka Adduunka 2022

Maxaa Looga Baahan Yahay BBC? Jese iyo James oo kooxda Ancelotti u xaqiijiyey 4 dhibcood oo nadiif ah…

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com