6:47 pm - Monday August 21, 2017

Feghouli & Taider Oo Hogaaminaya Xulka Qaranka Algeria Ee Koobka Aduunka Oo La Soo Saaray

Aidarous

Xidigaha Algeria ee Sofiane Feghouli iyo Saphir Taider ayaa safka hore kaga jira xulka qaranka Algeria u matali doona Koobka aduunka oo la soo saaray liiska 30 ciyaaryahan oo laga sii dhex xulayo 23 ka kama dambeysta ah.

Tababare Vahid Halilhodzic ayaa magacaabay xul u badan xirfadlayaasha kubada cagta ee ka xoogsada horyaalada England iyo France oo min 5 ciyaaryahan uu kala soo dhex baxay, kuwaas oo qaranka woqooyiga Afrika ka dhisan uga qayb galli doona Tartanka koobka aduunka ee dhowr todobaad kadib ka furmi doona wadanka Brazil ee Latin America.

Algeria oo ciyaarteeda ugu horeysa ee diyaar garowga koobka Aduunka  2014 World Cup la ciyaaraysa wadanka Belgium bishan May 17-keeda, ayaa liiska la magacaabay oo dhamaystirani yahay sidan:-.

Liiska Xulka Algeria Oo Dhamaystiranina :-

Goalkeepers: Izzedine Doukha (USM El-Harrach), Rais M’bolhi (CSKA Sofia), Cedric Si Mohamed (CS Constantine), Mohamed Lamine Zemmamouche (USM Alger)

Defenders: Essaid Belkalem (Watford), Madjid Bougherra (Lekhwya), Liassine Cadamuro Bentaiba (Mallorca), Faouzi Ghoulam (Napoli), Rafik Halliche (Academica), Nacreddine Khoualed (USM Alger), Aissa Mandi (Stade Reims), Carl Medjani (Valenciennes), Djamel Eddine Mesbah (Livorno), Mehdi Sebaa Mostefa (AC Ajaccio)

Midfielders: Nabil Bentaleb (Tottenham), Ryad Boudebouz (Bastia), Yacine Brahimi (Granada), Sofiane Feghouli (Valencia), Adlene Guedioura (Crystal Palace), Amir Karaoui (ES Setif), Medhi Lacen (Getafe), Saphir Taider (Inter), Hassan Yebda (Udinese)

Forwards: Abdelmoumen Djabou (Club Africain), Rafik Djebbour (Nottingham Forest), Nabil Ghilas (Porto), Foued Kadir (Rennes), Riyad Mahrez (Leicester City), Islam Slimani (Sporting Lisbon), Hilal Soudani (Dinamo Zagreb)

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Thiera Henry

Henry Oo Yeeshay Twitter, 60 kun Oo Qofna Ku Darsadeen ilbidhiqsi Gudihii

Samuel Eto’o Oo Markii Afraad Ka Qayb gelaya Koobka Adduunka

Samuel Eto’o Oo Marki Afraad Ka Qayb gelaya Koobka Adduunka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: