Green Bay Packers: Aaron Rodgers Oo Dhaawac Muddo Dheer Ah Ku Maqnaanaya

Laacibka kooxda Green Bay Packers ee Aaron Rodgers ayaa garoomada ka maqaanaya inta ka hadhay xili ciyaareedka horyaalka NFL ee dalka Maraykanka ee shanta toddobaad ee kaliya socday.

Aaron Rodgers ayaa ku dhaawacay ciyaar ay kooxdiisu ku khasaartay oo ay iskaga hor yimaaddeen Minnesota Vikings, taas oo si toos ah looga daawanayay shabakadda ciyaaraha ee Cadalool.

Ciyaartaas oo ku dhamaatay 23-10, ayaa waxa Packers waxa guul-darrada u raacay dhaawaca Rodgers oo ah ciyaartoyga ugu wanaagsan ee ay ku dagaal gasho.

Tababare Mike McCarthy ayaa sheegay in kooxdiisu ay tebi doonto ciyaartoygan, maqnaanshihiisuna ay dhaawac ku noqon doonto hannaanka ciyaareed ee naadiga.

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Colin Kaepernick: Ciyaartoygii Uu Weeraray Madaxweyne Trump Oo Dacwad Ku Oogaya Mulkiileyaasha Kooxaha NFL Oo Diiday Inuu U Ciyaaro

Xaqiiq: Harry Kane ayaa ka wanaagsan Cristiano Ronaldo

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com