Juventus oo isu diyaarinaysa in ay la soo wareegto sanches

Kooxdan haysata horyaalka Talyaaniga ee juventus ayaa xaalad qiimeyn ku samaynaysa xaalada uu ku suganyahay ciyaartoyga reer chile, kooxdan hogaanka u haysa kooxaha Talyaaniga xili ciyaareedkan ayaa sheegtay in ay aad u xiisaynayso in ay la soo wareegto weereryahay bercelona oo wakhtigan tageerasha kooxdu ayna ku faraxsanayn hab ciyaareedkiisa. Waxayna doonayaa inn ay hal sano oo dayn ah kula soo wareegaan inta aanu dhamaan heshiiska uu bercelona kula joogaa alex sanches, iyaga oo sidoo kalana soo dhigay lacag gaadhaysa 20 milliom inay kula wareegaan markuu dhamaati hal sano ee amaahda ahi.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Ancelotti Oo Hiil Xummad Jebin Ah U Noqday Guardiola

Barcelona Oo Si Rasmi Ah ula Soo Wareegtay Hummels

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com