Qaab ciyaareed cajiib ah oo ay xiddigaha Atletico Madrid soo bandhigeen, ayaa ka dhigay kooxda Eibar, mid sidii Muuska oo kale u jilicsan, kuna muquuniyeen guul 0-2 ah.


Atletico Madrid oo ku durudrisay

Atletico Madrid oo ku durudrisay

Maalin cimiladu ahayd mid qoyan, ayay Ateltico heshay Eibar, waxaana gool aad u qurux badan ku daah furay Saul Niguez, halka goolkiisii koobaad ee uu horyaalka mudo 10 ciyaarood ah ka dhaliyo, Antoine Griezmann ay ugu filaatay inay guusha ku xayuubsadaa kooxda lagu naanayso Los Rojiblancos.

 

Daawo Muuqaalkii iyo Goolashii Ciyaarta