Obama Oo Aqalka Cad Casuumad Ugu Sameeyey Ciyaaryahanada Labada Naadi ee LA Galaxy iyo LA Kings

Madaxweynaha wadanka Maraykanka, Barack Obama ayaa ku dooday in wadankiisu uu cagta saaray ‘Jidkii uu kaga dhabayn lahaa, waxa ay tahay ciyaar wanaagu ‘ kadib kulan casuumad sharafeed ah oo uu u sameeyey labadii kooxood ee sanadkii tagay ku kala guuleystay horyaalada naadiyada kubada cagta ee MLS iyo ciyaarta xeegada barafka ‘ Ice Hockey’.

Barack Obama with Ice Hockey
Ciyaaryahanada naadiga La Galaxy iyo xidigaha xulka xeegada barafka ee La Kings ayaa wadajir uga qayb gallay casuumad sharafeed Maalintii Isniintii loogu sameeyey qolka geesta barri ku yaala ee aqalka looga arimiyo wadanka USA ee White House.
Xidigii hore ee naadiyada Tottenham iyo Liverpool weerarka uga ciyaari jiray ee Robbie Keane ayaa Madaxweynaha gudoon siiyey funaanada Number ka 1 aad ee kooxda LA Galaxy oo lagu xardhay magaca madaxweyne Obama.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Liiska Ciyaaryahanada Lala Kala Wareegay Shallay ilaa Xallay Oo Ahaa Maalintii Ugu Danbeysay Ee Suuqa Kala Iibsiga

Laacibkii £24m Ugu Wareegay Wolfsburg Oo Maalin Baraf Badani Da’ayo Tababarkii Bilaabay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com