11:29 pm - Sunday July 23, 2017

Tababare Wenger Oo gacanta loo geliyay 100 Milyan oo uu ku soo iibsado ciyaartooy cusub 

Khadar Dirir

Tababaraha kooxda Kubadda Cagta Arsenal ee Waddanka Ingiriiska oo shalay saxiixay heshiis saddex sannadood ah oo uu kooxdiisa kula sii joogi doono illaa 2017-ka ayaa waxaa la sheegayaa in sidoo kale gacanta loo geliyay lacag dhan 100 Milyan oo Gini si uu ciyaartooy cusub ugu soo iibsado. Wargeysyada Ingiriiska ayaa qoraya in Wenger uu bar tilmaameedsanayo ciyaartooy ay ka mid yihiin:

Kerim Benzema (Real Madrid), Loic Remmy (QPR) iyo Mario Mandzukic oo u ciyaara Bayern Munich

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Fal uu sameeyay taageere Ingiriis ah oo mashquuliyay kaamirooyinkii duubayey kulankii England iyo Peru!

David Villa oo Tijaabaddii Caafimaad Maraya Ka Hor Intaanu Ku Biirin New York City FC

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: